Wednesday, May 1, 2019

18 ka gobol somaaliya iyo dagmooyinkooda

waxaan halkaan ku xusaynaa 18-ka gobol iyo dagmooyinkooda 

1- Awdal:- wuxuu ka kooban yahay afar degmo oo kala ah 
  • Boorame ,oo caasimada gobolka ah
  • Baki  
  • Lug hayo 
  • Saylac


2- Banaadir oo magaalo madaxda muqdisho
waxay ka kooban tahay sidaan anigu u hayo 17 degmo waana kuwan
  • Cabdi casiis 
  • Boondheere 
  • Xamar jajab 
  • Xamar weyne 
  • Hawl wadaag 
  • Heliwaa ama huri waa 
  • Hodan 
  • Kaaraan 
  • Kaxda
  • Shangaani 
  • Shibis 
  • Waaberi 
  • Wada jir 
  • Wardhiigley 
  • Yaaqshiid 
  • Dharkeynley
  • Dayniile


3- Bari oo isaguna wuxuu ka kooban yahay 11 degmo
  • Boosaaso oo caasimada ah 
  • Caluula 
  • Badarbeyla 
  • Rako 
  • Ufayn 
  • Waaciya
  • Qandala 
  • Qardho 
  • Xaafuun 
  • Isku shuban

4- Togdheer oo isaguna ka kooban afar degmo

  • Burco waa caasimada 
  • Buuhoodle 
  • Shiikh 
  • Oodweyne

5- Sool wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo

  • Laas caanood waa caasimada gobolka 
  • Caynabo 
  • Xudun 
  • Taleex

6- Galguduud wuxuu isna ka kooban yahay sideed degmo.

  • Dhuusa mareeb oo caasimada gobolka ah 
  • Cadaado 
  • Alad 
  • Balanbale 
  • Ceelbuur 
  • Ceeldheeren 
  • Caabud waaq 
  • Gel hareeri
  • Guraceel


7- Hiiraan wuxuu isna ka kooban yahay shan
  • Baladweyne waa caasimada gobolka 
  • Buula barde 
  • Jalalaqsi 
  • Masax 
  • Matabaan

8- Gedo wuxuu isna ka kooban yahay lix degmo

  • Garbahaarey oo caasimada gobolka ah 
  • Baardheere 
  • Beledxaawo 
  • Doolow 
  • Ceelwaaq 
  • Luuq

9- Waqooyi Galbeed wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo

  • Hargeysa oo caasimada gobolka ah 
  • Dacar budhuq 
  • Ber bera 
  • Gebilay

10- Mudug isaguna wuxuu ka kooban yahay shan degmo

  • Gaalkacayo oo caasimada gobolka ah 
  • Galdogob 
  • Xara dheere 
  • Hobiyo 
  • Jiriiban

11- Shabeelada Dhexe wuxuu ka kooban yahay todobo degmo

  • Jawhar oo caasimada gobolka ah 
  • Balcad 
  • Mahadaay 
  • Cadale 
  • Aadan yabaal 
  • Warshiikh 
  • Run rugood

12- Shabeelada hoose wuxuu ka kooban yahay todoba degmo

  • Marka oo caasimada gobolka ah 
  • Afgooye 
  • Aw-dhiigle 
  • Baraawe 
  • Kuntiwaarey 
  • Qoryooley 
  • Sablaale

13- Bay wuxuu ka kooban yahay shan degmo

  • Baydhabo waa caasimada gobolka 
  • Buurhakabo 
  • Diinsoor 
  • Qansaxdheere 
  • Bardaale

14- Bakool wuxuu isna ka kooban yahay shan degmo

  • Xudur waa caasimada gobolka 
  • Ceelbarde 
  • Rab dhure 
  • Tiyeglow 
  • Biyooley

15- Jubada dhexe wuxuu ka kooban yahay afar degmo

  • Bu'aale oo caasimada ah 
  • Dujuma 
  • Jilib 
  • Saakow

16- Sanaag wuxuu ka kooban yahay afar degmo

  • Ceerigaabo waa caasimada gobolka 
  • Ceel afweyn 
  • Laasqoray 
  • Badhan

17- Jubada hoose wuxuu ka kooban yahay shan degmo

  • Kismaanyo oo caasimada ah 
  • Afmadow 
  • Badhaadhe 
  • Xagar 
  • Xamaame

18- Nugaal wuxuu ka kooban yahay afar degmo

  • Garoowe waa caasimada gobolka 
  • Dangorayo 
  • Ayl 
  • Burtinle


  
waxaa jira gobolo kale oo aan halkaan ku xusin  soomaaliya waa 35 gobol ee ma ahan 18 gobol 

ama booqo linkigaan kugu xiri doono youtubeka fadlan ii subscribe  

11 multiplication trick 3 min