waxaan halkaan ku xusaynaa 18-ka gobol iyo dagmooyinkooda
1- Awdal:- wuxuu ka kooban yahay afar degmo oo kala ah
- Boorame ,oo caasimada gobolka ah
- Baki
- Lug hayo
- Saylac
2- Banaadir oo magaalo madaxda muqdisho
waxay ka kooban tahay sidaan anigu u hayo 17 degmo waana kuwan
- Cabdi casiis
- Boondheere
- Xamar jajab
- Xamar weyne
- Hawl wadaag
- Heliwaa ama huri waa
- Hodan
- Kaaraan
- Kaxda
- Shangaani
- Shibis
- Waaberi
- Wada jir
- Wardhiigley
- Yaaqshiid
- Dharkeynley
- Dayniile
3- Bari oo isaguna wuxuu ka kooban yahay 11 degmo
- Boosaaso oo caasimada ah
- Caluula
- Badarbeyla
- Rako
- Ufayn
- Waaciya
- Qandala
- Qardho
- Xaafuun
- Isku shuban
4- Togdheer oo isaguna ka kooban afar degmo
- Burco waa caasimada
- Buuhoodle
- Shiikh
- Oodweyne
5- Sool wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo
- Laas caanood waa caasimada gobolka
- Caynabo
- Xudun
- Taleex
6- Galguduud wuxuu isna ka kooban yahay sideed degmo.
- Dhuusa mareeb oo caasimada gobolka ah
- Cadaado
- Alad
- Balanbale
- Ceelbuur
- Ceeldheeren
- Caabud waaq
- Gel hareeri
- Guraceel
7- Hiiraan wuxuu isna ka kooban yahay shan
- Baladweyne waa caasimada gobolka
- Buula barde
- Jalalaqsi
- Masax
- Matabaan
8- Gedo wuxuu isna ka kooban yahay lix degmo
- Garbahaarey oo caasimada gobolka ah
- Baardheere
- Beledxaawo
- Doolow
- Ceelwaaq
- Luuq
9- Waqooyi Galbeed wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo
- Hargeysa oo caasimada gobolka ah
- Dacar budhuq
- Ber bera
- Gebilay
10- Mudug isaguna wuxuu ka kooban yahay shan degmo
- Gaalkacayo oo caasimada gobolka ah
- Galdogob
- Xara dheere
- Hobiyo
- Jiriiban
11- Shabeelada Dhexe wuxuu ka kooban yahay todobo degmo
- Jawhar oo caasimada gobolka ah
- Balcad
- Mahadaay
- Cadale
- Aadan yabaal
- Warshiikh
- Run rugood
12- Shabeelada hoose wuxuu ka kooban yahay todoba degmo
- Marka oo caasimada gobolka ah
- Afgooye
- Aw-dhiigle
- Baraawe
- Kuntiwaarey
- Qoryooley
- Sablaale
13- Bay wuxuu ka kooban yahay shan degmo
- Baydhabo waa caasimada gobolka
- Buurhakabo
- Diinsoor
- Qansaxdheere
- Bardaale
14- Bakool wuxuu isna ka kooban yahay shan degmo
- Xudur waa caasimada gobolka
- Ceelbarde
- Rab dhure
- Tiyeglow
- Biyooley
15- Jubada dhexe wuxuu ka kooban yahay afar degmo
- Bu'aale oo caasimada ah
- Dujuma
- Jilib
- Saakow
16- Sanaag wuxuu ka kooban yahay afar degmo
- Ceerigaabo waa caasimada gobolka
- Ceel afweyn
- Laasqoray
- Badhan
17- Jubada hoose wuxuu ka kooban yahay shan degmo
- Kismaanyo oo caasimada ah
- Afmadow
- Badhaadhe
- Xagar
- Xamaame
18- Nugaal wuxuu ka kooban yahay afar degmo
- Garoowe waa caasimada gobolka
- Dangorayo
- Ayl
- Burtinle
No comments:
Post a Comment